Buuga The first 20 hours ee uu qoray
Josh kaufman wuxu sharxaya sida aad xirfada cusub ku barn karto 20 saacadood gudahood
Buugu Wuxu ku salaysan yahay 10 qodob oo muhiim ah kuwaas oo kaa caawinaya sidi aad si degdeg ah ugu baran lahayd xirfad cusub
Wakhtigan la joogna waa muhiim inad xirfad barato
Si aan isula Fahano inad 20 saac ku baran karto wxad ubahntahay wx ay rabanba ha ahadaane wxan idinka qisonaya qiso dhacday wakhtigii Nabiga NNKH.
Qiso
Rasuulka scw aya saxabi Sayid binu sabit wuxu ka dalbaday oo uu ku amray inu barto luqada Yuhuuda wxanay ku qadatay inu ku barto luuqadaas 15 cisho marka xadiiskan wuxu ino cadaynaya mudo kooban inad wxad rabto ku barn karto
Qoŕaga buugu wuxu tijaabiyay habkan waxan uu inoogu soo bandhigaya si aan uga fa'iidaysano
Hadaba 10 qodob an guda galno
1 )xirfad aad jeceshahay wa inad ku bilwda barshadeeda
2 ) wa inad hal xirfad ku bilawda barshadeeda
3 ) Is waydii heerka aad rabto inad ka gaadho xirfadaas
4) Xirfad markad baranyso wa inad qaybo Yar-Yar ukala jajabisa si ay barshadeedu kugu fududaato
5) Diyaarso xirfadaas wxay kaga baahan tahy
6) Markad xirfad barnayso bi'adii ku haboonayd samyso
7) wxan aad barnyso waa inad wakhti usamysaa ku kaboon si uu kugu fududaado barshadeedu
8) La soco heerka aad marayso hadba si aaad ugu sii dhiirato dhamystirkeeda hawshaas
9) ku bilow wakhti yar oo kooban si aad wxan focus ka usaarto
10) Qodobaaak aad bu muhiim u yahay wxanu ku odhanya iska ilow inad wxaas aad barnyso perfect ku noqoto
GUNANAD
Hadaba si aad wx cusub ugu barto 20 sacadood gudahood habee oo kala qaybi 20 saac oo isku day malinkiiba inad wakhtigaga ka soo jarto 2 ila 1 saac hadba adiga awoodadu intay leeg tahy haday rabto 20tanka saac ila mudo 30 bariya ukal jabi oo.
Joogtayntuna waa guusha wxa aad rabto inad barto iyo halka aad rabto inad gaadho mustaqbalka.
SO KOOBIDA BUUGA
Nadiira ahmed