Haweenka IYO waxbarashada

 Mawduuceen manta wxan kuso qadanaynaa Haweenka iyo wxbarshad. Wxayalaha aynu ku lafaguri doono qormadeenan wx ka mida muhiimada ay wxbarshadu ino leedahay si guud inogo si gaara uga warami doona haweenka.  Waa maxay Caqabadaha ka hor istaagi kara dumarka wx barshad. Bulshadeenu argti noocma bay ka haysata gabdha wxbaratay.waa maxay kaalinta ay inoogu jiraan haweenkeena wxbartay.si aad iila fahnto fa"iidad ay leedahay gabdha wxbartay qormadan ku akhri indho caqliyaysan. 


 # Fa"iidooyinka wx barshada si guud

Wxbarshdu waa mid ka mid ah wxyaabaha ugu muhiimsan nolosha aadanaha.wxayna aasaas utahy nolo kasta bilwgeed.

Wxabrshadu wxay soo hoos galysaa boos kasta oo nolosheena ka mid ah.

Markaaa wxan odhan karnaa wxbarshadu waaba qayb ka mida ah nolosha aadamaha.

Wxbarashadu wxay mahuraaan utahay noole kasta hadii aan maanta wxlabaran ama aan aqoon la yeelan nolol soconaysa ma jirto oo marka la eegayo wadan horumaray wxa koowad ee laga eega ama lagu qiimeeya waa wxbarshadoodu heerkay maryso  iyo caafimadkooda.

Horta ka dhamn mayno faiidoyinka wxbarshadu inoo leedahaye inahaasan kuso koobaya.

   

  #  Caqabadaha ka hortagan haweenka wxbrshda

 Xiligan aan joogno umalayn mayo inay caqabadaasi jirto hadan dumar badan oo la kulma wala arkaaa.haweenkeeni hore wxayalaha caqabdaha ku ahaa wxa ka mida Guurka dag-dagaa,fursado ay wx kubartan oon jirin, bulushadoo ay kala kulmayeen dhaleecayn iyo inay dhaqanka li'di ku tahay, IYO wxyaalo kloo badan.

*guurka lagu dagdago wuxu keena dhibaatoyin badan iyo faaiido labadaba.wxa jira gabdho yagoo  yar-yar lagu khasbo guur amaba yagu iskood ugu dagdaga.Taasi marka wxay keeni karta inay gabdhu wxbarshdii Dib uga dhacdo amaba ay fursad uheli waydo inay wxbarto oo ay wada qaadi Kari waydo masuuliyadi guriga ee Hooyonimo iyo tii wxbarshadeeda. Si kalena way dhici kartaa oo aha inu wiilka aya marwada unoqotay uu ka hor imaado.

*fursada wxa mararka qaar dhaca inay gabdhaasi uheli waydo fursad. Fursadahas oo noqon kara gadha oon dhaqaale usamaxi kara haysan.gabadha oon joogin Deegan usamaxa inay wxbarsho hesho.

*Bulushada oo aan gabdha ku dhiiri galinay inay wx barato amaba u'arkaya wx liidan inay gabdhi wxbarato. Mararka qaar ooy dhacdo in aabay ka hor istaagan gabdha wxbarshadeeda iyago eegaya dhaqan iyo wxyaale kale.  


#  waa waxay argtida ay bulushadu ka haysato gabdha wxbaranaysa


Aragtida aya bulushadu ka haysato gabdha wxbaratay way kala duwanan kartaa. Iyadoo loo eegayo dhaqanka bulushadaas,aqoonteeda,waayo-aragnimadooda IYO deegaanka  laftiisaba. Hadaynu ka istaagno labada dhinacba dhinca xun iyo dhinaca wanaagsanba.

*Argtida (positive)wangsan

 Bulushada inteeda aqoonta leh wxay si wayn utaageeran amaba se ay ku dhiirigaliyan gabdhu inay wxbarato oo wa tii maahmaah somaliyeed lahayd gabdh waxbaratay waa bululsho wxbartay.

* Argtida (Negative)Taban

 Waxa jira inay bulushada qaar aaminsan yihiin wxbarshada gabdhu inaysan fa"iido u lahayn bulushada amaba se ay khatar ku tahay dhaqanka bulushada.


Kaalinta ay bulushada ugu jiran gabdhah wxbartay


Gabdhaha wxbartay wxay kaalin muhiima ugu jiraan bulushad.

Dumarka wxbarshadoodu wxay saamayn ku yeeshan dhinacyda kala duwan ee bulushada. dhinaca siyaasada,horumarinta dhaqaalaha bulushada,kaabista dhaqaalaha qoyska,iyo caafimadka.

Horumarinta Qoyska iyo tarbiyadaynta ubadka

*hooyo wxbartay wxay  si fiican utarbiyaysa caruurteeda,wxay so saarta ubad dhinc waliba ka dhisan.

* wxbarshadu wxay hooyada ka caawinysa inay fahnto xuquuqda ay ku leeyihiin caruurteedu iyo xuquuqda sawjkeeda.

* Hooyo wxbartay wxay ubadkeeda ka caawisaa inay helaan wxbarsho Tayo leh taaso sare uqaadaysa usamaxaysa inay so saarto qoys iyo ubad aqoon ahaan akhlaaq ahaan iyo caafimad ahaanba ka dhisan.


Gunaanandkiii Hooyo wxbartay waa bulusho wxbaratay.

Hooyo wxbartay wxay dhaqale ahaan aqoon ahaan tarbiyo ahaan intaba ka caawisa qoyska.

Hooyo wxbaratay wxay bulushada usoo saarta jiil ka duwan jiilka markaas nool.

Hooyo wxbartay wxay soo saarta awalaad caafimad qabta oo ka madhan jaahilnimo.

Hooyo wxbartay wxay yarayn kartaa saboolnimada bulushada iyo ta qoyskewdaba.

Hooyo wxbaratay wxay kaalin muhiima ugashaa bulushadeeda.










Post a Comment

Previous Post Next Post